Taageero noocee ah ayey Masar siin kartaa Soomaaliya?

Xasan Sheekh iyo Al-Sisi

Madaxweynaha Masar Abdelfatah al-Sisi ayaa shalay shir jaraa'id oo ay Qaahira ku wada qabteen dhiggiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ka sheegay in Masar ay garab taagan tahay Soomaaliya, oo aysan aqbaleyn in qarannimadeeda iyo amnigeeda qalqal la geliyo.

Masar ayaa dhinacadeeda waxa uu muran ku saleysan biyaha webiga Nile uu kala dhexeeyay Itoobiya, laakiin dadka qaar ayaa is weydiinaya maxay ka dhigan tahay taageerada Masar ay sheegtay in ay siineyso xukuumadda Soomaaliya?

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arrintan ku saabsan kasoo diray Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Taageero noocee ah ayey Masar siin kartaa Soomaaliya?