Sweden:Labo Soomaali ah oo min Afar Sano oo Xarig ah lagu Xukumay

Sweden:Labo Soomaali ah oo min Afar Sano oo Xarig ah lagu Xukumay

Labadan nin oo argagixisonimo lagu eedeeyey ayaa la qabtay sanadkan horaantiisii, ururka Alshababna lala xiriiriyey

Maxkamad ku taalla waddanka Sweden ayaa min afar sano ku xukuntay labo nin oo Soomaali ah oo lagu eedeeyey inay Soomaaliya booqdeen, ururka Alshabaabna xiriir la lahaayeen.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.