Suuqyada Maamulka Puntland waxaa ka jira sicir-barar xooggan oo si gaar ah u saameeyey noocyada cuntada, iyo shidaalka, sidoo kale waxaa hoos u dhac uu ku yimid wax soo saarka beeraha, sababo la xiriira abaarta ka jirtaa miyiga iyo magaalooyinka Puntland.