EUda ayaa dhaliilay booqashadii Cumar Albashiir uu ku tagey waddanka Kenya, arrintaas oo Keentay in Sudan u yeerto safiirka EUda khartum
Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Sudan ayaa cabasho u gudbisay safiirka Midowga Yurub u fadhiya magaalada Khartuum ee Sudan, iyadoo ka cabanaysay dhaliil uu Midowga Yurub uu usoo jeediyey madaxweynaha Sudan Cumar Al-bashir oo booqasho ku tagey waddanka kenya munaasabadii saxeexa dastuurka Kenya.
Warka oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.