Toddobaadkan waxa dalka Finland abaal-marin la guddoonsiiyey Saciida Maxamed oo ah gabadh wadanka Somalia kasoo jeedda
Toddobaadkan waxa dalka Finland abaal-marin la guddoonsiiyey Saciida Maxamed oo ah gabadh wadanka Somalia kasoo jeedda.
Waxay VOAda uga warantay waxa abaal-marinta la guddoonsiiyey ay tahay.
Wareysiga oo dhameystiran, hoosta ka dhageyso.