Soomaaliya oo deeq lacageed ku wareejisay Turkiga

Somalia-Turkey

Dawladda Soomaaliya ayaa maanta safaaradda Turkiga ee Muqdishu ku wareejisay lacag dhan $4 milyan iyo 800 kun oo ay ururiyeen dadka Soomaaliyeed iyo dawladda Soomaaliya oo ku biirisay $1 milyan, taas oo lagu gargaarayo dadkii uu saameeyey dhulgariirkii bishii hore ku dhuftay waddankaas oo ay ku dhinteen in ka badan 45 kun oo qof.

Warbixintan waxaa Muqdishu inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan dowlada Soomaaliya oo safiirka turkiga ku wareejisay dhaqaalle loogu tala galay dhul gariirka .mp3