Soomaalida gobolka Minnesota oo $1 milyan u aruuriyay suuqa Waaheen

Guddoomiyaha guddiga gurmadka Suuqa Waaheen ee Gobolka Minnesota Maxamed Cabdilaahi Shiine

Guddiga gurmadka suuqa Waaheen ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in lacag ka badan $1 milyan ay soo ururiyeen, sida uu VOA u sheegay guddoomiyaha guddigaas.

Wariyaha VOA-da Maxamuud Mascadde ayaa Guddoomiyaha guddiga gurmadka Suuqa Waaheen ee Gobolka Minnesota Maxamed Cabdilaahi Shiine la yeeshay wareysigan.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida Minnesota oo $1 milyan u aruuriyay suuqa Waaheen