Soomaalida Minnesota iyo Hay'addaha Amniga

  • Abdulaziz Osman

Soomaalida Minnesota iyo Hay'addaha Amniga

Soomaalida Minnesota iyo Hay'addaha Amniga

Hay'addaha amniga ee gobolka Minnesota ayaa wada dadaallo ay ku doonayaan inay ku xoojiyaan xiriirka wadashaqeyneed ee ay leeyihiin jaalliyada Soomaalida ee gobolkaasi degan.

Haddaba Max'ed Xuseen Gudbaaye oo ka tirsan aqoonyahannada jaalliyada xubinna ka ah ururka Somali Cause ayaan ka wareysanay xiriirka labada dhinac.