Sool: Dad ku dhintay dab ka kacay goob ganacsi

Goob dab uu ka kacay (Sawir keyd ah)

Wararka ka imanaya deegaanka Balli-Hadhac oo ilaa 70km dhinaca Galbeed ka xiga magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in dhowr qof ay dhinten kadib markii dab ka kacay goob ganacsi.

Weriyahayaga Cabdikariim Olol ayaa dhacdadan ka waraystay Saleebaan Jaamac Ducaale oo maamule iskuul ah kuna sugan degaankaas.

Your browser doesn’t support HTML5

Sool: Dad ku dhintay dab ka kacay goob ganacsi