Somaliland: Sidee looga falceliyey go'aankii guddiga doorashada?

Mucaaradka Somaliland

Mucaaradka Somaliland

Ururada Siyaasadda Somaliland ayaa soo dhaweeyey go’aankii guddiga doorashooyinka, hase yeeshee waxaa dinaca kale go’aankaas kasoo horjeestay Xisbiga UCID.

Xisbiga kale ee mucaaradka ah ee Waddani ayaa mas’uuliyiintiisa ay si taxar leh u sheegeen inay soo saari doonan mawqifka Xisbiga.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland: Sidee looga falceliyey go'aankii guddiga doorashada?