Somaliland oo xirtay xubno ka tirsan mucaaradka

Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe

Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe

Masuulyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in la xir-xiray masuuliyiin ka tirsan Xisbiga ka dib mudaharaad maanta ka dhacay Hargiesa.

Hadaba Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Abdiraxman Maxed Abdilahi Cirro ayaa u warramay Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo xirtay xubno ka tirsan mucaaradka