Somaliland oo walaac ka muujisay amniga Badda Cas

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland ayaa ka digay amni darro ay sheegtay inay ka soo korodhay Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed dhawrkii todobaad ee ina dhaafay.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa war saxaafadeed ay soo saartay shalay ku xustay in la weeraray maraakiib ganacsi, taasi oo keentay in la hawlgaliyo ciidamada ilaalada xeebaha.

Warbixintan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo walaac ka muujisay amniga Badda Cas