Somaliland oo Puntland ku eedeysay dagaalka Laascaanood iyo Puntland oo jawaabtay

Laascaanood

Xukuumada Somaliland ayaa ku eedaysay Puntland inay dagaalka maalintii labaad ka socda magaalada Laascanood ay ku soo biireen ciidamo ka socda maamulkaas, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland.

Hadalka Somaliland ee dagaalka Laascaanood waxaa ka jawaabay maamul goboleedka Puntland oo maanta soo saaray warsaxafadeed.

Hoos ka dhageyso warbixinta eedeynta Somaliland oo uu soo diray Khadar Maxamed Cakulle, iyo jawaabta Puntland oo uu soo diray Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixintan Khadar ee Somaliland

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Nuux ee Jawaabta Puntland