Xukuumadda Somaliland ayaa xalay ku dhawaaqday xabbad-joojin shuruud la’aan ah oo ku saabsan xaaladda Laascaanood, halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka socdeen dagaallo iyo xiisado.
Faahfaahinta warkan waxaa Hargeysa kasoo diray wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
SOMALILAND oo ku dhawaaqday xabbad-joojin.mp3