Somaliland ayaa ka falcelisay baaqyada ka soo baxaya dalalka caalamka iyo urur goboleedyada ee ku aaddan xiisadda ka dhalatay is-afgaradka dhexmaray Somaliland iyo Ethiopia.
Haddaba weriyaha VOA Sahra Ciidle Nuur ayaa khadka telefoonka ku waraysatay wasiirka warfaafinta ee Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan).
Your browser doesn’t support HTML5
Somaliland oo ka falcelisay baaqyada ka dhanka ah is-afgaradka Itoobiya