Somaliland oo ergo madax dhaqameed ah u diraysa Sool

Saylici

Dowladda Somaliland ayaa sheegtay markii ugu horeysay inay ergo madax dhaqameed ah u dirayso gobolka Sool, si ay ula soo xaajoodaan isimada dhaqanka ee ku sugan magaalada Laascaanood, waxaana sidaa sheegay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxaman Cabdillaahi Saylici.

Warkan waxa Hargiesa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo ergo madax dhaqameed ah u diraysa Sool