Hargeysa —
Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay koox hubeysan oo la sheegay inay isku urursadeen deegaanka Buurta Gacan-Libaax ee Somaliland.
Wararka deegaanka laga helayo ayaa sheegaya inay goobtaasi gaadheen ciidamo ka tirsan booliiska Somaliland.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Somaliland oo ciidan u dirtay koox isku urursaday Buurta Gacan-Libaax