Somaliland oo billowday wajiga labaad ee qaybinta kaararka codbixinta

Doorashada Somaliland

Gudidda Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u billaabay wajiga labaad ee qaybinta kaararka codbixinta doorashooyinka, kaasi oo socon doona muddo 10 cisho ah.

Warbixintan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo billowday wajiga labaad ee qaybinta kaararka codbixinta