Somaliland Maxay ka Filaysaa Wadahadalka 20ka June?

Toddobaadkan waxaa magaalada London ka furmaya wadahadalladii ugu horreeyey ee rasmi ah ee dhexmara dawladda Somalia iyo Somaliland oo sheegtay sannadkii 1991-kii inay Somalia ka go’een. Haddaba qaabkee ayey wadahadalladani u dhacayaan, Somalilandse maxay ka filanayso?

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.