Somaliland: Bixinta kaararka cod-bixiyeyaasha oo la billaabay

Gudidda Doorashooyinka Somaliland ayaa ka daah-furay gobollada Saaxil iyo Sanaag mashruuca qaybinta Kaadhaadhka cod-bixiyeyaasha Somaliland, taasi oo socon doonta mudo 10 maalmood ah.

Warkan waxa Hargeysa kasoo diray weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland: Bixinta kaararka cod-bixiyeyaasha oo la billaabay