Baarlamaanka oo Aqbalay Go'aankii Ra'iisul Wasaaraha

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa xalay warqad uu u qoray Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed SheekhCusmana Jawaari ku sheegay inuu dib ula noqonayo Golihiisa Wasiirrada.

Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay inuu dib ula noqonayo golaha cusub si uu dib u eegis ugu sameeyo waxaana uu sheegay inuu u baahan yahay 14 maalmood oo uu hawshaas ku ddhammaystiro.

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ku shiray Muqdishu ayaa soo dhoweeyey tallaabadaasi.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Aqbalidda Baarlamanka ee Codsigii Sharmarke