Waraysi Qaraxii Diyaaradda Daallo

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ninka ku dhintay diyaaradda Daallo Airlines Cabullaahi Cabdisalam Borleh inuu watay kombiyuutarka uu ku rakibnaa qaraxa lala damacsanaa in lagu soo rido diyaaradda.

Afhayeenka dawlafdda ayaa sheegay in dad badan loo xiray weerarkanm

Waraysi uu siiyey idaacadda VOA oo ay la yeelatay Sahra Cabdi Axmed hoos ka dhagayso

Your browser doesn’t support HTML5

Waraysi Af-hayeen