Somalia: Markab lasii Daayey

Somalia: Markab lasii Daayey

Markabkan oo laga leeyahay Kuuriyada Koonfureed ayaa burcad-badeedii haysatay sheegtay in siideyntani ay ahayd niyad-sami xagooda ah

Markabkan oo laga leeyahay Kuuriyada Koonfureed ayaa burcad-badeedii Soomaalida ahayd ee haysatay ay sheegeen in siideyntani ay ahayd niyad-sami xagooda ah, taasoo ay ku doonayaan in Kuuriyada Koonfureed ay soo deyso 13 burcad-badeed oo 8 ka mid ahi ay dhinteen, halka 5 kalena ay wali nool yihiin.

Wareysiga oo dhamesytiran, qeybta hoose ka dhageyso.