Maxamed Suleymaan Tubeec oo La Aasay

Naxashka M S Tubeec

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed iyo madax kale oo ka tirsan dawladdiisa ayaa maanta ka qaybgashay aaska qaran ee loo sameeyey fannaankii weynaa ee Maxamed Suleymana Tubeec oo dhowaan u geeriyooday qalliin looga sameeyey sambadada.

Maxamed Suleymaan waxaa goor dhowayd lagu duugay qabuuraha dugsiga sare ee booliiska.

Your browser doesn’t support HTML5

AASKA MAXAMED SULEEBAAN