Haddaba side buu qofka isi soo miidaamiyay isku qarxiyay? Siduuse guddoomiyuhu ku badbaaday? Ma waxaa jira dad isaga la joogay oo qofka weerarka geystay hagayay? su’aalahaasi waxaa ka jawaabaya Guddoomiyaha Deg. Jalalaqsi laf ahaantiisa Nuur Maxamed Absuge oo Nuur Dheere loo yaqaanno oo goordambe oo xalay ah ii waramay.