Sida Looga Ciiday Nairobi

Sida Looga Ciiday Nairobi

Sida Looga Ciiday Nairobi

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa iyadana dad badan oo Soomaali ahi maanta u dabaaldageen munaasabadda ciidda Adxaha

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa iyadana dad badan oo Soomaali ahi maanta u dabaaldageen munaasabadda ciidda Adxaha.

Culumada diinta ee dadka tujiyey ayaa ka digay dhiigga magaca diinta lagu daadinayo ee hadda Somalia ka dhacaya.

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.