Sicir-bararka suuqyada oo halis ku haya dhaqaalaha Soomaaliya

Ganacsato xoonsan iyo shaqaale dhismo oo is-dhexgalay Bakaaraha . (P. Heinlein/VOA)

Abaarta ba’an ee ka jirta Soomaaliya ayaa culeys weyn ku heysa dhaqaalaha Soomaaliya, iyo maciishadda, waxaana dhaqaalayahannadu ay sheegeen in sicir-bararkan uu yahay kii ugu sareeyay muddo 15 sanadood ah.

Maxamed Colaad Xassan ayaa arrimaha Sicir-bararka ka wareystay Cabdinuur Cali Maxamed, Hormuudka Kulliyadda Dhaqaalaha ee Jaamacadda SIMAD ee magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Sicir-bararka iyo dhaqaalaha Soomaaliya.mp3