Sicir-barar ku yimid qiimaha kalluunka ee suuqyada Kismaayo

Kismaayo

Xeebaha Gobolka Jubada Hoose waxaa saameyn xooggan ku yeeshay dabeylo ku dhufta xillidgan oo kale sanad kasta, waxaana ay sababtaa hoos u dhac ku yimaada wax soo saarka qeyraadka badda ee Gobolka Jubada Hoose.

Kaluumeeysatada iyo ganacsatada kalluunka ayaa waxaa hoos u dhacay dhaqaalahooda xilli dhaqaalaha Gobolka uu aad u hooseeyo.

Fah-faahinta warbixintasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Sicir-barar ku yimid qiimaha kalluunka ee suuqyada Kismaayo.mp3