Sicir-barar ka JIra Degmada Xuddur

  • Mukhtaar Catoosh

Degmada ayaa il daran sicir-barar xoog badan, kaas oo ka yimid go'doomin ay Alshabab ku hayaan gaadiidkii raashinka geynayey degmada.

Warbixin dhameysitran oo arrintaas ka hadlayeysa hoosta ka dhageyso.