Shirweynaha horumarinta waxbarashada oo ka furmay Muqdisho
Madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho —
Shirweynaha qaran ee horu-marinta waxbarashada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, gaar ahaan hoolka Afisyoone.
Shirkan oo ay ka soo qayb galeen guud ahaan saamilayda waxbarashada ayaa waxaa khudbad ku aadan maraaxaladda ay waxabarashadu soo martay ka jeediyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.