Shirweynaha dhallinyarada Soomaaliyeed oo maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho

Shirka Dhallinyarada

Magaalada Muqdishu ee caasimadda Soomaaliya waxaa maalintii labaad ka socda shirweynaha dhalinyarada Soomaalida oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Dhalinyrada.

Faahfaahinta khudbadaha maanta la jeediyey waxaa warbixintan inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Shiwrweynaha Dhallinyarada.m4a