Shirka Munich: Aragtida caalamka ee ku aadan Ruushka iyo Shiinaha oo isbeddeshay

Warbixinta sanadlaha ah ee shirka amniga Munich ayaa lagu ogaaday in mawqifyada caalamiga ah ee Ruushka iyo Shiinaha, oo ay ku jiraan dalalka Afrika, ay isbeddeleen tan iyo markii ay xukuumadda Kremlin-ka weerartay Ukraine.

Warbixinta waxay sheegtay in qanaaco la’aanta dalalka Afrikaanka ah ee reer galbeedka aanay u turjumayn rabitaanka xukuumadaha Beijing iyo Moscow inay saamayn weyn ku yeeshaan nidaamka caalamiga ah.

Maxamed Yuusuf ayaa warbixintan kasoo diray xarunta wararka VOA-da ee Africa ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Waxaa inoo soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aden.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka Munich: Aragtida caalamka ee ku aadan Ruushka iyo Shiinaha oo isbeddeshay