Shirka maalgashiga waafaqsan nidaamka Bankiyada Islaamiga ah oo ka furmay Hargeysa

Magaalada Hargeysa waxaa shalay ka furmay shir looga hadlayo maalgashiga waafaqsan nidaamka Bankiyada Islaamiga ah, kaas oo ay ka qeybgalayaan khubarro dhanka dhaqaalaha ah.

Faah-faahinta iyo ahmiyadda shirkan ayuu wariyaha VOA-da ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakulle ka wareystay guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somaliland Dr. Cali Cabdillahi Daahir.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka maalgashiga waafaqsan nidaamka Bankiyada Islaamiga ah oo ka furmay Hargeysa