Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in laga yaabo in Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu xilkiisa iska casilo
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in laga yaabo in Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) uu xilkiisa iska casilo.