Kismaayo —
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Kismaayo ka daahfuray shirka 2-aad ee Golaha Maamulka iyo Hormarinta Kallumeeysiga Soomaaliya.
Shirkaas ayaa waxaa ka qeybgalaya Wasiirada Dowlad Goboleedyada ee kalluumeysiga iyo wasiirka Kalluumeysiga federaalka Soomaaliya.
Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Shirka horumarinta kalluumeysiga oo ka furmay Kismaayo