Shirka horumarinta garsoorka Soomaaliya oo lagu soo geba-gebeeyey Kismaayo

Shirka garsoorka

Waxaa magaalada Kismaayo lagu soo geba-gebeeyey shir looga hadlayey horumarinta garsoorka Soomaaliya, oo maalmahan halkaas ka socday.

Shirkan ayaa waxaa kaso qeyb-galay garsoorayaal ka kala socday dawlad goboleedyada iyo weliba guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya.

Faahfaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka horumarinta garsoorka Soomaaliya oo lagu soo geba-gebeeyey Kismaayo