Shirka Culimada Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

Shirka Culimada

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirweyne ay yeelanayaan culimada Soomaaliyeed, kaasi oo qaban-qaabiyayaashu sheegeen in looga hadli doono in culimada Soomaaliyeed ay yeeshaan gole sare, doorka culimada ee Al-Shabaab iyo taageerista dawladda.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa shirkan ka waraystay wasiir ku-xigeenka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Sheekh Saalax Shariif Siid-Cali Siidkey.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka Culimada Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho