Shir ku saabsan xoojinta amniga oo ka dhacay Baydhaba

Koonfur Galbeed

Kulan looga hadlayey adkaynta amniga inta lagu jiro bisha Ramadaan, oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay.

Warbixintan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir ku saabsan xoojinta amniga oo ka dhacay Baydhaba