Shir ku saabsan xagjirnimada oo ka furmay Kismaayo

Shir wadatashi ah oo ay leeyihiin wasaaradaha diinta iyo awaaafta ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa ka furmay magaalada Kismaayo ee caasimadda ku-meelgaarka ah ee Jubaland.

Shirkan ayaa la sheegayaa in looga hadlayo xagjirnimada iyo sidii bulshada looga wacyigalin lahaa.

Warbixintan waxaa Kismaayo kasoo diray Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir ku saabsan xagjirnimada oo ka furmay Kismaayo