Shir ku saabsan isbeddelka cimilada oo lagu qabtay Baydhaba

Baydhaba

Shir looga hadlay sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka ka dhashay isbeddelka cimilada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba.

Maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka mid ah gobollada Soomaaliya ee isbeddelladda cimilada ay sida aadka ah u saameeyeen.

Warbixintan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir ku saabsan isbeddelka cimilada oo lagu qabtay Baydhaba