Shir ku saabsan hannaanka canshuuraha oo lagu qabtay Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa xalay lagu soo geba-gebeeyey shir muddo laba casho ah socday oo looga hadlayey hannaanka mideynta canshuuraha dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir ku saabsan hannaanka canshuuraha oo lagu qabtay Muqdisho