Shir ku saabsan arrimaha bani'aadannimada oo ka furmay Kismaayo

Shirka Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee maamul goboleedka Jubaland waxaa maanta ka furmay shirweynaha qaran ee Madasha Xiriirka Arrimaha Bani’aadannimada.

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka socota dawladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka.

Warkan waxaa Kismaayo kasoo diray Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir ku saabsan arrimaha bani'aadannimada oo ka furmay Kismaayo