Shirkan oo uu soo agaasimay Xafiiska Amniga Qaranka ayaa looga dooday saameynta is-baddelka cimiladu ku leedahay sare u qaadista khataraha amni ee jira.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Shir ku saabsan amniga iyo isbeddelka cimilada oo ka furmay Muqdisho