Shir Amni oo Hargeysa lagu soo Gababeeyey

Shir Amni oo Hargeysa lagu soo Gababeeyey

Shir shalay furmay oo ay ka qeyb galeen Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, IGAD, dalka Britain iyo Somaliland ayaa maanta dhamaaday

Shir shalay furmay oo ay ka qeyb galeen Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, IGAD, dalka Britain iyo Somaliland ayaa maanta dhamaaday.

Shirkan ayaa ujeeadiisu ahayd in Somaliland laga taageero sidii ciidankeedu u heli lahaa tababar dhinaca aminga ah si looga hortago in dhibaatooyin amni xumo ahi uu deegaankaas ka dhaco.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.