Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Boosaaso

Boosaaso

Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa maanta ka dhacay dalcadda laamiga ah ee Dureera oo qiyaastii 17KM u jirta magaalada Boosaaso.

Shilkaan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen laba gaari oo nooca xamuulka qaada ah.

Fadaaumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan nooga soo dirtay Boosaaso.

Your browser doesn’t support HTML5

Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Boosaaso