Sheekh Aadan Madoobe oo dadaallo siyaasadeed ka wada Baydhaba

Aadan Madoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa ku sugan magaalada Baydhaba halkaasi oo uu ka wado dadaal uu ku doonayo inuu isku soo horfadhiisiyo kuna heshiisiiyo madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo siyaasiyiinta kasoo horjeeda.

Warbixintan waxaa Baydhaba kasoo diray Mukhtar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Sheekh Aadan Madoobe oo dadaallo siyaasadeed ka wada Baydhaba