Shariif Xasan oo Diiday Xil-ka Qaadista lagu Sameeyey

  • Abdulaziz Osman
    VOA Somali

Shariif Xasan oo Diiday Xil-ka Qaadista lagu Sameeyey

Wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda VOA ayaa Afhayeenka Baarlmaanka DKMG ee Somalia wuxuu sheegay in go'aanka xilka looga qaaday uu yahay sharci-darro ay ka danbeeyaan koox Qaswadayaal ah.

Af-hayeenka ayaa sheeegay in aanu la socon in madaxweyne Shariif ama Ra'iisal Wasaaruhuba ay ku lug leeyihiin tallaabadan la sheegay in xilka lagaga qaadey.

Wareysiga guddoomiyaha qeybta hoose ka dhageyso.