Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in maanta ay dhaqan galeyso awaamiirtii ay hore ugu soo rogeen mooto bajaajta ka howl gasha magaalada Muqdisho, taas oo ah in mootooyinka ay u kala shaqeeyaan nidaamka A iyo B oo ah in qoloba ay maalin shaqeyso
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan amarkii maamulka gobolka Banaadir ee ku aaddanaa bajaajleyda oo maanta dhaqan galaya .m4a