Shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac sababtay oo ka dhacday Laascaanood

Laascaanood

Shaqaaqo dhismasho iyo dhaawac sababtay ayaa saaka ka dhacday Dhanka Bari ee magaalada Laascaanood, gaar ahaan Maraaga, taasi oo sababtay dhimasho iyo dhaawac, sida ay sheegeen dadka degaanka.

Warkan waxaa soo diray Cabdikariim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac sababtay oo ka dhacday Laascaanood