Shan qof oo toddobaadkii tegay ku geeriyooday xeebaha Muqdisho

Toddobaadkii la soo dhaafay ayaa biyaha xeebaha Liido iyo Geel-laq ee Muqdisho waxaa ku geeriyooday ugu yaraan 5-qof oo isugu jira caruur iyo dhallinyaro xeebta usoo dabaal tagtay.

Dhimashadooda ayaa ku soo beegmeysaa xilli ay baddu aad u kacsan tahay oo lagu jiro bad-xirankii.

Haddaba shilalka xeebta ka dhacay ayaa weriyahayaga Xasan Kaafi Qoyste uu ka waraystay Gudoomiyaha Kalluumeysatada xeebaha Soomaaliyeed ee Dan-Kulmis Nabaddoon Xaaji Kamaal Maki.

Your browser doesn’t support HTML5

Shan qof oo toddobaadkii tegay ku geeriyooday xeebaha Muqdisho